Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti.[Masawiro]
(August 31, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuut
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb-galay Salaada Janaasada Ciidamado ku shahiiday qaraxii shalay.
(August 31, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada ciidmado ka tirsan ciimadda qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ku shahi