Kulan Cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Musasada EMA oo ka socda Stockholm
(August 6, 2016)
Stockholm:-Kulan cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Musasat EMA oo cinwaankiisa uu yahay Bulsho Isku Duuban ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden waxaa uu soconayaa 3 cisho,
Culimo’udiinka Puntland oo ku baaqay in laga hortago Bandhig faneed la doonayo in lagu qabto Garoowe[Dhagayso]
(August 6, 2016)
Garoowe:-Culimo'udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe ayaa si adag uga digay bandhig faneed la doonayo in lagu qabto magaalada Garoowe arrintaas oo horboodaya
Khudbadii jimcaha ee masjidka al hudaa ee Helsinki Sh Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji.[Daawo]
(August 6, 2016)
Helsinki :-Waxaa khudbadii jimcaha masjidka al hudaa ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ka jeediyey Dr.Sh Cabdi wali Sh Maxamed Xaji Yusuf ,sheekha ayaa wuxuu khudboonyinkii la soo dhaaf
Madaxweynaha dawladda Puntland oo Muqdisho kulamo kula qaatay Safiirada Turkiga iyo Ingiriiska.[Masawiro]
(August 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 06 August, 2016 Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho  kulan kula
Hanaanka Mataalada Aqalka Sare ee Gobalka Banaadir iyo xulista Xildhibaanada ka imaanaya S/land oo la Isku Afgartay
(August 6, 2016)
Muqdisho:-Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa weli si habsami leh uga socda Muqdisho, iyadoo la rajeynayo in beri si rasmi ah loo soo afjaro. Il
Wararkii ugu dambeeyey ee Garoonka diyaaradaha ee Galkacyo.[Dhagayso]
(August 6, 2016)
Gaalkacyo:-Maamulka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wararkii saaka soo baxay ee ahaa in Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ay qabsadeen ciidamo ka yimid magaalada Muqd
Siminaarkii dhisidda bulsho caafimaad qabta oo Nairobi lagu soo afmeeray [Video+Masawiro]
(August 6, 2016)
Nairobi:-Siminaarkan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa waxaa uu soconayey 3 cisho, waxaana ka faa’iideystay dad badan oo qaarkood ay kala socdeen qa