Ciidanka DFS iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Deegaanka Suriya ee gobalka Gedo
(August 27, 2016)
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal uu dhexmay ciidanka DFS ee gobalka Gedo iyo Al-Shabaab waxaan uu dagaalka xoogiisa ka dhacay deegaanka Suriya ee Duleedka De
Madaxweynaha dawladda Puntland oo dalka Turkiga kulamo kula qaatay masuuliyiin sar-sare.[Masawiro]
(August 27, 2016)
Bursa:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga  magaalada Bursa ee dalka Turkiga ee aynu walaalaha nahay ayaa waxaa uu masuuliyiinta wasaaradaha waxbaras