Ciidamada Danab iyo kuwa PSF Puntland oo howlgalo ka fuliyey Gaalkacyo. (Masawiro)
(August 10, 2016)
Gaalkacyo:-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa DANAB iyo ciidanka Puntland ee PSF ayaa howl galo gaar ah ka fuliyey magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koonfurta iyo Waqoo
Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Masawiro)
(August 10, 2016)
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana Madaxweynaha socdaalkiisa ku weheli
Madaxweynaha Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe (Masawiro)
(August 10, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb galay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyey ay