Culimo’udiinka Puntland oo weli wada wacyi geli iyo ka digista bandhig heesaadyo.[Masawiro]

August 11, 2016 - Written by Editor

13882280_1770110856536597_2196734079569701516_nBoosaaso:-Masjidka rowda ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay kulan diini ah oo ay culimadu uga wacyi gelinayeen heesaha iy wax shareecadeenu ay ka qabto. Culimada ayaa waxaa bulshada ku dhaqan guud ahaan soomaliya gaar ahaan deegaanada Puntland ay uga digeen koox fanaaniin ah oo ka yimid Qurbaha ayna baritaarayaan madaxda Puntland kuwaas oo doonaya in dhaqan xumo badhig heesaad ah ay u qabtaan dhalinyarada oo iskugu jirta gabdho iyo wiilal si ay akhlaaqdooda.

Sh Axmed Daahir oo ah culimada ugu waaweyn ee ku nool Puntland ayaa bulshada iyo Issimada ,ganacsatada ,Nabadoonada waxaa ugu baaqay in dhaqan xumada iyo bandhig heesaha laga hortago si umada loo ilaaliyo diinteeda iyo dhaqankeeda suuban.

Sidoo kale culimada kale duwan ee ku sugan gobollada Puntland ayaa si cad uga hadlay arrimaha heesaha ah ee qaar ka mid ah madaxda dowladda Puntland ay doonayaan in ay umada uga lumiyaan akhlaaqdooda waxna ugu dhimayaan diintooda.

no images were found

Deeganada Puntland ayaa ilaa intii ay burburtay dowladdii dhex ee Soomaaliya waxaa ay ka ladnayd in lagu qabto bandhig heesaad balse markii tala xukunka uu la wareegay Madax weyne Gaas ayaa culimada ,Waxgaradka iyo Cuqaasha ku eedeeyeen in uusan waxba ka qaban bandhig heesaadka bilhii danbe ay wadeen fanaanii dowladdiisu ay dibada ka soo kiraystay si ay ugu heesaan sanadguuradii 18 ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online