Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyey sharci cusub.[Dhageyso]
August 14, 2016 - Written by EditorMadaxweynaha dowladda federaalka Somalia Xassan Sheekh, ayaa maanta Muqdisho ku saxiixay sharciga dhismaha guddiga xuquuqda aadanaha. Madaxweynaha ayaa sheegay in sharcigan uu ka tarjumayo muhiimaddu ay dowladiisu siinayso dhowrista xuquuqdad aasaasiga iyo xorriyadda ay tahay inuu helo qof walba oo Somalia ku nool.
Hoos ka dhagayso Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Jacfar Kuukaay.
Source:VOA