Cadaado oo lagu dilay Qof ka mid ahaa Ergada Doorashada.[Dhagayso]

November 16, 2016 - Written by Editor

cadaadoCadaado:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in muddo kooban maanta ay khalkhal gashay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee halkaa ka socotay. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii nin la sheegay in uu ka tirsanaa Ergada xildhibaanada Galmudug dooranaysa lagu toogtay Afaafta hore ee xarunta ay ka socoto doorashada.

Wariyeheena Maxamed Colaad Xassan ayaa dhacdadan ka wareystay Cabdulqaadir Xuseen Maxamed Jaahweyn, wasiirkii hore ee warfaafinta ee dowladda Somalia oo ka mid ahaa murashixiinta u tartameysay Aqalka Hoose.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/11/16/b2048cc7-2526-4280-9fcc-2366920131cb.mp3]

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online