Dagaal Caawa ka dhacay Xarunta Doorashada Magaalada Jowhar

November 18, 2016 - Written by Editor

jowharJowhar:-Wararka naga soo gaaray magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya Ciidamo uu watay Wasiirka Dhalin yarada iyo Ciyaaraha DFS Maxamed C/llaahi Xasan Nuux iyo Ciidamada Ilaaliya Xarunta ay ka socoto Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Hirshabeelle uu haatan ka socdo Jowhar.

Dagaalka ayaa waxaa uu bilaawday ka dib markii ciidan uu wato Wasiirka Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Xasan uu weerar ku qaadeen xarunta ay ka socotay doorashada ka dib khilaaf dhexmaray Musharx kale oo kursiga kula tartamayey aqalka hoose.

Dagaalka ayaa waxaa uu sababay khasaaro kala duwan waxaana ka jira magaalada Jowhar xaalada kacsanaan ah .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online