Dagaal dhaliyey Khasaaro kala duwan oo dhacay Degmada Caabudwaaq

November 16, 2016 - Written by Editor

caabudwaaq-480x330Wararka naga soo gaaraya Degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ku wada sugneyd gudaha Degmada. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo Aanooyin qabiil, waxaana Dagaalka uu socdaa gudaha Degmada Caabudwaaq.

Iska Horimaadka ayaa waxaa uu bilaawday ka dib markii maleeshiyo beeleed ay weerar kusoo qaadeen goob u dhaw suuqa xoolaha Degmada Caabudwaaq oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo beeleed kale waxaa dagaalka uu sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Degmada Caabudwaaq ayaa bilihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacaayay dilal ku salaysan anoooyin qabiil iyo mid siyaasadeed . Odayaasha iyo waxgaradka ayaa wada dadaal lagu joojinayo dagaalka ka socda Degmada Cabdudwaaq.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online