Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gaaray Gaalkacyo.[Dhagayso]

November 11, 2016 - Written by Editor

img_3340Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayey ayaa saaka gaaray magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafti uu hogaaminayey Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ka soo kicitimay magaalada Garoowe waxaan markii uu tegay Gaalkacyo uu ka hadlay dagaalk ka dhacay Gaalkacyo iyo sidda xal looga gaari karo yo Abaaraha ka jira Gobollada Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xusay in Gaalkacyo ay soo gaari doonaa Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada Qaarkood iyadoo laga wada xaajoon doono siddii xal waara looga gaari lahaa colaada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhagayso Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/11/colaadgaalkacyogaas.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online