Madaxweynaha Puntland oo dib uga soo laabtay Boosaaso ee xarunta gobalka Bari (Dhageyso)

November 2, 2016 - Written by Editor

GaasBoosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa did ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana uu ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday magaalada Qandala ee gobalka Bari, eedeyn loo soo jeediyey Madaxweyne Gaas oo ah in DFS ay siisay lacag dhan [Saddex Malyan, Labo Boqol iyo Konton doollar].

Madaxweynaha Puntland ayaa ku faanay in saacadaha dhaw lasoo afjari doono kooxda Daacish ee saldhigyada ka suubsatay deegaano ka mid ah gobalka Bari.

Dhanka kale Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kale oo qiray in ay heshiis ku wada gaareen magaalada Dubia Madaxweynaha Galmudug waxaana uu sidoo kale ka qeyliyey hadalkii xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo sheegay in DFS ay siisay Puntland aduun dhan [Saddex Malyan, Labo Boqol iyo Konton doollar].

Hoos ka Dhageyso Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

M_M Deeq
Boosaso

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online