MaJliska Al-Bayaan Islamic ee Koonfur Afrika oo Bayaan ka soo saaray Colaada Gaalkacyo

November 4, 2016 - Written by Editor

l-phpJohanneaburg:-Nadwo Balaaran Oo Lagu Qabtay Maalintii Arbacada 02/11/2016 Ahayd Magaalada Johanneaburg ee dalka koonfur Afrika , Nadwadaa Oo ay Soo qaban qaabiyeen Majliska Albayaan Ayaa Waxay Bilaabatay Maalintii Arbacada Bacda Duhur Oo Uu Galay Sh.Shariif Abuukar Afeey Cinwaan ahaa Fitanta Noocyadadeeda Iyo Saameenta Ay Yeelato Casarkiina .

Macalim Cali Ibraahim Cali, Waxaa uu galay Asabaabta Looga Badbaado Fitanta Ayadoo Ugu Danbays Uu Galay Sheekh Muxamed Aadan Abdile Bacdal Maqribkii Tusaalaha Fitant Ee Dalka Ka Soconaaya Oo Ahayd Gaalkacyo Iyo Dagaaalada Ka Soconaaya.

Ayadoo Gabagabadii Nadwadaana Laga Soo Saaray Bayaan Ku Saabsan dagaalada Gaalkacyo hoos ka akhriso Bayaanka laga soo saaray Nadwada .

MaJliska Al-Bayaan Islamic ee Koonfur Afrika
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online