Maraakiibta ciidamada shisheeye oo Duqeyn ka Geystay Degmada Qandala

November 1, 2016 - Written by Editor

Breaking-NewsQandala :-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bari ayaa sheegaya in Maraakiib iyo doomo ay wataan ciidanka shisheeye ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya ay duqey u geysteen Degmada Qandala ,Duqeynta ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay beegsadeen goobo ay ku sugnaaayeen ciidamo ka tirsan Kooxda Daacish.

Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa la sheegayaa in ay saaka galeen Degmada Qandala wili wax faahfaahin ah lagama hayo Khasaaraha ay geysteen duqeynta .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online