Raabidada Culumada Muslimiinta oo Bayaan ka soo saaray dilka Sh Dr Naadir Al-Camraani.

November 22, 2016 - Written by Editor

indexRaabidada Culumada Muslimiinta ayaa Bayaan kulul ka soo saaray dilka ay kooxo Libyan ah u geysteen Sh Dr Naadir Al-Camraani alaha u naxariistee ka dib markii ay mudo ka badan bil ay afduub u heysteen .

Dalka Libya ayaa waxaa ka jira kooxo Xagjir ah oo dila culumada iyo haldoonka dalka Libya.

Baraha lagu wada xiriiro ayaa waxaa lagu Faafiyey Cajalado uu ka soo Muuqday eedeysane loo heysto in uu ku lug lahaa dilka Sh Dr Naadir Al-Camraani .

Hoos ka Daawo Bayaanka Raabidada Culumada Muslimiinta ay ka soo saareen dilka Sh Dr Naadir Al-Camraani.

Hoos ka Daawo Mid ka mid ah Eedeysanayaasha loo hayo dilka Sh Dr Naadir Al-Camraani.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online