Ra’iisal wasaaraha DFS oo ka digay in faragelin lagu sameeyo Ammaanka goobaha Doorashadda ka dhacayso

November 30, 2016 - Written by Editor

cumar-cabdirashiid-1Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali shamar’arke ayaa waxaa uu ka digay in  Ciidamadda Nabadsugida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ay fara gelin ku sameeyaan goobaha ay ka dhacayso doorashooyinka isagoo uga digay in xadgudub ay ku sameeyaan 135 oday dhaqameed ee ah in ay soo xulaan  xubnaha ka qayn galay doorashooyinka Aqalka Hoose  gaar ahaan kuwa ka soo jeeda beelaha Waqooyi Soomaaliya sidda lagu cadeeyeey warqad ka soo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali shamar’arke

Hoos ka Akhri warqadka ka soo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali shamar’arke.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online