Sh Cabdirashid Cali Suufi oo ku sugan Qardho lagana sugayo magaalada Garoowe

November 21, 2016 - Written by Editor

15078602_365751953768838_4323395477165862204_nGaroowe:-Waxaa maanta laga sugayaa magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland wafdi culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Cabdirashid Sh Cali Suufi waxaan koontroolka magaalada looga baxo ku sii qulqulaya dadweyne aad u badan iyo culimo’udiin si ay u soo dhaweeyaan Sheekh Cabdi rashiid Cai Suufi oo ah Sheekh Soomaaliyeed oo  dadweynaha Soomaaliyeed ay aad u jecel yihiin ahna Qaari baaric ku ah Quraanka Kariimka.

Sh Cabdirashid Cali Suufi  ayaa saaka soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar  oo si weyn loogu soo dhaweeyey Sh Cabdirashiid yo wafdgii la socday waxaan uu shiikhu Muxaadaro a jeediyey Masjidka weyn ee Cumar bini khadhaaab  waxaan masaajidka soo buux dhaafiyey dadweyne aad u fara badan

Dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa soo dhaweynta loo samaynayo Sh Cabdirashid Cali Suufi

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online