Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka hadlay xaaladaha abaaraha ee ka jira Gobollada Puntland.[Dhagayso]

November 21, 2016 - Written by Editor

thBoosaaso:-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland ayaa ka warbixiyey deeqaha ilaa hadda kasoo gaarey dalka iyo dibadda, xaaladda abaaraha dalka iyo meelaha ugu daran ee ay waajahayaan. Radio Daljir ayaa waxaa uu waraysi gaar ah la yeeshay Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur, oo ah gudoomiyaha gudiga culimaa’udiinka ee gurmadka abaaraha Puntland, isagoona ka hadlaya xaaladdaha abaaraha oo meel xun maraysa

Hoos ka Dhagayso Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka hadlay xaaladaha abaaraha ee ka jira Gobollada Puntland.

[audio: http://radiodaljir.com/resources3/files/Waraysiaga%20Sheeq%20Fu%20aad%20.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online