Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)

November 27, 2016 - Written by Editor

img-20161127-wa0080Johannesburg:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Johannesburg Dawro ama siminaar lagu baranayay Hogaaminta, oo socday 26-27/11/ 2016 dawrada waxaa loo qabtay imaamyada, ducaadda, macalimiinta iyo hawl wadeenadda dacwada maraakista hoostagta Albayaan ee dalka South Africa. Iyada oo u jeedadadu tahay in sare loo qaado wacyiga hogaamineed iyo kartida maamul ee ku aaddan wax qabadka shaqo ee hor taalla maraakista Golaha.

duruusta labadi bari socotay ayaa waxaa soo jeediyay aqoonyahanno Somaaliyeed oo haysta shahaadooyin sare isla markaanna aqoon wanaagsan ulahaa maadooyinka ay dhigayeen.

Golaha Fulinta Albayaan oo soo qabanqaabiyay dawradan ayaa gunaanadki tababarka goobta ka cadeeyay in ay sii socon doonaan tababarrada noocan oo kala ah ee la siinayo kawaadirta gacanta ku haysa shaqo maalmeedka golaha Albayaan.

Ugu danbaynti waxaa shahaadooyin la gudoonsiiyay ka qaybgalayaashi qaatay tababbarka, waxaana goobta hadal mahadcilin iyo guubaabo ah ka soo jeediyay sh. Xasan Guure Cabdulle guudoomiyaha guud ee golaha dacwada ee Albayaan.

Al-Bayaan South Africa
Faraca Johannesburg 

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online