Taliye ku-xigeenkii hore ee Booliiska Puntland Gen.Muxuyadiin Axmed oo xil cusub loo magacaabay

November 15, 2016 - Written by Editor

gen-muxiidinGaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa uu u magacaabay taliye ku- xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Gen.Muxuyadiin Axmed Taliyaha la dagaallanka Argagixisada iyo Mukhaadaraadka Puntland. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa,  xilkaan cusub u magacaabay taliye ku-xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Gen.Muxuyadiin Axmed oo horay uu xilka uga qaaday Madaxweyne Gaas ka dib khilaaf soo kale dhex galay walow markii danbe xal laga gaaray.

Hoos ka Daawo Digreetada Madaxweyne Gaas xilka ugu magacaabay taliye ku-xigeenkii hore ee Booliiska Puntland General Muxayiid Axmed


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online