Xaflad loo qabtay Arday Baratay Kutubta Shareecada Islamka ka mid ah oo ka dhacday Garoowe.[Masawiro]

November 21, 2016 - Written by Editor

thumbs_img_20161118_185259Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid balaaray laguna sharfayay arday ka faa iidaysatay Xalaqaadka Cilmiga shareecada oo ka socda masjidka Alraxma ee garowe oo uu Sheikh ka ahaa Sh Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Muuse ayaa waxaa ka soo qayb galay Culima Aw diin /Madaxda sare ee Alminhaaj Nugaal iyo marti sharaf kale oo badan.

Xafladaan waxaa ka hadlay Sh Dalmar Gureye waxaana uu bogaadiyay Sheekha iyo ardaydii ka faa iidaysatay Cilmigaan sidoo kale waxaa isna kahadlay Sh Axmed Cabdi samad oo isna bogaadin ka dibna ardaydaan kula dardaarmay in ay faafiyaan dadkana gaarsiiyaan cilmigii ay barteen .
G/kuxigenka Mu’asasada Alminhaaj Maxamed Cali Axmed ayaa dhankiisa balan qaaday in Alminhaaj ay sii wadi doonto  garab istaaga wax walba oo lagu horumarinayo Bulshada Diinteeda Iyo sidii ay ku hagaagi lahayd Akhiro iyo aduunba.

Ugudanbayntii waxaa Xafladda laga qaybiyay Abaalmarimo badan oo la siiyay Sheekha Iyo Ardaydii kaalimaha hore ka galay Barashada Cilmiga

Nuur Jaamac Adan
Halgan.net, Garowe

Leave a comment

*

Archives
November 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online