Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya weerarkii lagu qaaday Hotel Dayax ee Muqdisho.[Masawiro]
(January 25, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubaysan oo watay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ay weerar la bartil maamsadeen  Hotel Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Hotel Dayax oo ku yaalla magaalada Muqdisho
(January 25, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox ka tirsan Al-Shabaab ee dhaqanka ka dhigtay daadinta dhiiga shacabka Muslinka ah ee Soomaaliyeed ay gaari laga soo buuxiyey
Xubnaha guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay
(January 24, 2017)
Muqdisho:-Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho waxayna si rasmi ah u soo magacaabay guddiga Doorashada Mada
Haldoorka Bulshada Gobolka Sool oo baaq nabadeed u diray Shaqaaqada ka dhacday deegaanka HIGLO.[Daawo Video-ga]
(January 24, 2017)
Laascaanood:-Haldoorka Bulshada Gobolka Sool ayaa waxaa ay baaq nabadeed u direen labo beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo colaadeed ku dhexmartay deegaanka HIGLO waxaan ay ku baaqeen in si deg deg loo
Maxkamadda sare ee UK oo amartay in baarlamaanku u codeeyo ka bixidda M/Yurub
(January 24, 2017)
London:-Maxkamadda sare ee Britain ayaa go'aamisay in ay waajib tahay in baarlamaanka uu u codeeyo in la billaabi karo qorshaha ay Britain kaga baxayso Midawga Yurub. Go'aankan wuxuu ka dhigan yahay i
Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya oo dib u qabsaday degmada Badhaadhe ee Gobbolka Jubbada Hoos
(January 24, 2017)
Kismaayo:-Waxaa maanta la wareegay degmada  Badhaadhe ee Gobbolka Jubbada HooseCiidamo isugu jira Ciidanka  Jubbaland iyo ciidanka Kenya waxaan ay magaalada ka soo galeen dhanka waddada Kulbiyoow, w
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 24, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Asbaabta keenta
Guddoomiyaha Aqalka sare iy ku xigeenadiisa oo maanta la doortay
(January 22, 2017)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la doortay doorashada guddoomiyaha Aqalka sare iyo ku xigeenadiisa waxaana gudoomiyaha Aqalka sare loo doortay Xildhibaan Cabdi X
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay qaar ka mid ah musharaxiinta.[Masawiro]
(January 21, 2017)
Muqdisho:-Musharaxiinta u tagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee maanta uu Guddoomiyaha Golaha shacabku uu ku qaabilay xafiiskiisa ayaa kala ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed , Cabdiramaan Ma
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr.C/raxmaan Faroole oo gaaray magaalada Muqdisho.[Daawo Video]
(January 21, 2017)
Muqdisho:-Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr.C/raxmaan Sh. Maxamed Faroole ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho waxaan garoonka ku soo dhaweeyey Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee iyo saraakiil ci

« Previous PageNext Page »