Guddoonka Baarlamaanka oo casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada Labada Aqal.[Masawiro]
(January 20, 2017)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraah
Tv-ga Somalicabel oo waraysi gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne.[Daawo]
(January 20, 2017)
Garoowe:-Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne Waraysi gaar ah siiyey Tv-Somalicabel ayaa waxaa uu ka waramay xaalada guud amniga gobollada Puntland iyo dilal qorshaysan oo maalmihii
Madaxweynaha JFS oo Diblomaasiyiinta dalalka Jaamacadda Carabta kala hadlay Gurmadka Abaaraha
(January 19, 2017)
Kulankan muhiimka ah waxaa joogay, safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo guddiga Qaran ee abaaraha, diiradda waxaa lagu saaray sidii dalalka Carabta ay
Kitaabka Sunanu Abu Da,uud Sh C/Naasir Xaaji Axmed Xafidahulaah [Daawo Video]
(January 18, 2017)
Laascaanood:-Waxaa caawa Radiohalgan.net idiin soo gudbineyaa caawa Kitaabka Sunan Abii Daawuud oo uu bilaabay Sh C/Naasir Xaaji Axmed (Abu Maxamed ) waxaana uu Sheekha ka akhriyaa Kitaabka Masjid Jaa
Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 18, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiima oo ka hadlaysa wax ay ka qabto Shareecada Islaamka Kufsiga oo ku soo badanaya Soomaaliya baryahaan waxaana muxaadarada jeedinaya Sh Maxamed Cabd
Madaxweynihii hore ee DFS Sh Shariif Sh Axmed oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(January 18, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sh.Shariif Sh. Axmed oo ah musharax u taagan xilka Madaxweynanimada Soomaaliya oo ku soo laabtay magaalada Muqdisho waxaan uu la hadlay s
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdirahman Faroole oo sheegay in doorashada Soomaaliya Fara gelin lagu hayo.[Daawo]
(January 18, 2017)
Nairobi:-Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdirahman Faroole oo waraysi uu bixiyay waxaa uu ku sheegay in doorashada Soomaaliya ay fara gelin ku hayaan dowladdo shisheeye isagoona ka digay in dooras
Tacsi:-Siciid Nuur Osman Keenadiid oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo
(January 18, 2017)
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Haddaan nahay Qoyska Reer Keenadiid ,waxaanu si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida naxdin leh ee ku timid Walaal Sicid Nuur Osman Keenadiid oo
Muxaadarooyin looga hadlay Been Abuurka laga sameeyey Jamaacada Al-Ictisaam Bil kitaabi wa sunna oo lagu qabtay Hargesa (Dhageyso)
(January 17, 2017)
Hargeysa:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaooyin looga hadlay been abuurka laga sameeyo Jamaacada Al-Ictisaam Bil kitaabi wa sunna  oo inta badan ay sameeyaan kooxha wax bidceeya iyo kuwa
Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay dad lagu tuhusan yahay in dilal ka geysteen magaalada Boosaaso
(January 17, 2017)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska Boosaso ayaa waxaa ay  howl galo ka sameyeen saaka xaafaddaha magaalada waxaan ay gacanta ku dhigeen shaqysiyaad lagu tuhunsan yahay in ay dil u geysteen shalay galab labo

« Previous PageNext Page »