
(January 7, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu si rasmi ah u joojiyey shaqdii xafiisyada kala duwan ee Galmudug. Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen

(January 6, 2017)
Laascaanood :-Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed Abu Maxamed ayaa waxaa uu talo iyo nasiixa guudu jeediyey madaxada Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaana uu uga digay shacabk

(January 6, 2017)
Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaallo qaraar uu dhex maray maleeshiyada Al-Shabaab iyo beeraleyda deegaanka kadib markii mintiidiinta kooxda Shabaab ay xoolo ari ah ka

(January 6, 2017)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Sheekh Dr Axmed Jaamac Ismail uu ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana uu Sheekh uga hadlay mux

(January 6, 2017)
Garoowe:-Guddiga gurmadka Abaaraha ee Culumada ayaa waxay usbuucan Raashin ka qaybiyeen Deegaanno ka tirsan Degmooyinka Buurtinle, Dangorayo, iyo Godob Jiraan. Culimada oo kaashanaysa bulshada deegaan

(January 5, 2017)
Muqdisho:-Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacyey musharaxiinta u tartamaya xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Fe

(January 5, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo Ka qabsoomay Magaalada Boosaaso ayaa lagaga Hadlay Amniga, Abaaraha iyo Xeerar la ansixiyey. Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeed ay soo saareen Golaha

(January 5, 2017)
Belgium:-Waa Barmaamij kooban oo uu Tv-Al-jazeera qaybta carabiga uu ka diyaariyey qaabka ay dhalinyarad jooga dalalka reer Galbeedka gaar ahaan Yurub ay ugu biiraan kooxda Daaicsh ee ka jirta dalalka

(January 4, 2017)
Stockholm:-Waxaa lagu soo afmeeray magaalada Stockholm caasimada dalka Sweden dowro sharci ah waxaana kulankaas soo qabanqaabiyey Masjidka Al Nuur ee magaalada Stockholm iyo Masjidka Al-Raxma ee maga Qarax ka dhacay Xarunta hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho
(January 4, 2017)
Muqdisho:-Waxaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Muqdisho qarax baabuur oo ka dhacay garaash ku dhex yaalla xarunta hay'adda UNDP ee magaalada Muqdisho waxaan ku dhaawacmay 4 ka mid ah shaqaa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|