
(March 31, 2017)
Malmö:-Waxaan Dhawaan Bilaaban doona muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad uu ka jeedin doono magaalada Malmo ee dalka Sweden. Muxaadarada Sheekha oo ah mid qiimo badan ayuu wuxuu cinwaan uga dhigay Xadiisk

(March 31, 2017)
Garoowe:-Golaha wasiirada dowladda Puntland oo yeeshay kulankoodii todobaad laha ahaa waxaa ay uga hadleen arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga ansixita heshiiska ay dowladda Puntland la gashay Heshiis ay dalka Jabuuti ku wada gaareen Maamulka Khaatumo iyo S/land
(March 31, 2017)
[nggallery id=2085]

(March 31, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 xadhiga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka laga Sh. Dirir oo ka hadlay dhalinyaro dhar ku Xayeesiiyey Hargaysa.[Video]
(March 30, 2017)
Hargeysa:-Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu wax laga xumaado ka tilmaamay in Hargeysa laga sameeyo Fashionka dharka

(March 30, 2017)
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyey kadib markii uu shalay ansixiyey baarlamanka. Shirka golaha wasiirada ayaa waxaa guddoominay

(March 29, 2017)
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka Caalamiga ah ee Aadan-cadde, taasoo lagu maamuusa

(March 29, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Filand u qaabilsan arrimaha Soomaliya Miss. T

(March 29, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 29 March 2017 xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ka socdey Qaramada midoobey oo uu hogaaminayey Mr. S

(March 29, 2017)
Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golihii wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul wasaarah DFS Xassan Cali Kheyre. Shirka Golaha Ba
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|