Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay Amnigaa, Burcad Badeeda, Heshiisyo
March 31, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Golaha wasiirada dowladda Puntland oo yeeshay kulankoodii todobaad laha ahaa waxaa ay uga hadleen arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga ansixita heshiiska ay dowladda Puntland la gashay shirkadda dhismaha ee China Civil Engineering Construction Corporation (CCECC).
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay shirka Golaha Xukuumada Puntland
M_M_Deeq
Halgan.net