
(March 29, 2017)
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka Caalamiga ah ee Aadan-cadde, taasoo lagu maamuusa

(March 29, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Filand u qaabilsan arrimaha Soomaliya Miss. T

(March 29, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 29 March 2017 xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ka socdey Qaramada midoobey oo uu hogaaminayey Mr. S

(March 29, 2017)
Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golihii wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul wasaarah DFS Xassan Cali Kheyre. Shirka Golaha Ba Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Agaasimaha waaxda hormarinta Waxabarashada ee Wasaaradda Waxbarashada
(March 29, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxaa uu xeer Madaxweyne oo ku astaysan Lr 32 March 25, 2017, ku magacaabay Agaasimaha waaxda horumarinta waxbarashada ee wasaar

(March 29, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 28, March, 2017 kormeer shaqo ku tegey Wasaarada Maaliyada Dawladda Puntland iyo Bangiga dhexe ee Puntlan
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|