Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Agaasimaha waaxda hormarinta Waxabarashada ee Wasaaradda Waxbarashada

March 29, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxaa uu xeer Madaxweyne oo ku astaysan Lr 32 March 25, 2017, ku magacaabay Agaasimaha waaxda horumarinta waxbarashada ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare.

Madaxweyn e Dr.Gaas ayaa waxaa uu u magacabay xilka Agaasimaha waaxda hormarinta Waxabarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Maxamud Cabdisalaan Cali.

Hoos ka Akhriso wareegtada Madaxweyne Gaas ku magacaabay Agaasimaha waaxda horumarinta waxbarashada ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online