Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Agaasimaha waaxda hormarinta Waxabarashada ee Wasaaradda Waxbarashada
March 29, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxaa uu xeer Madaxweyne oo ku astaysan Lr 32 March 25, 2017, ku magacaabay Agaasimaha waaxda horumarinta waxbarashada ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare.
Madaxweyn e Dr.Gaas ayaa waxaa uu u magacabay xilka Agaasimaha waaxda hormarinta Waxabarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Maxamud Cabdisalaan Cali.
Hoos ka Akhriso wareegtada Madaxweyne Gaas ku magacaabay Agaasimaha waaxda horumarinta waxbarashada ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare. no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net