
(March 3, 2017)
Kismaayo:-Waxaa magaalada Kismaayo laga furay xarun lagu dhaqan celin doono dhalin yarada ka tirsanaa ururka Al-shabaab ee ka soo bax una soo goosta maamulka Jubbaland , Xarunta ayaa waxaa maalgelisay Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Daahfurka Xarunta Haamaha Shidaalka Garoonka Diyaaraha ee Boosaaso.[Video]
(March 3, 2017)
Boosaaso:-Waa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan daahfurka xarunta Haamaha Shidaalka garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan munaasabada xaflada lagu daahfuray waxaa ka so

(March 3, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia Xassan Cali Khayre oo maanta xilka la wareegay, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA ku sheegay in xukuumadda uu soo dhisi doono ay ahmiyad gaar ah siin Puntland Oo Duleedka Gaalkacyo ku Qabatay Gaari siday Walxaha Qarxa (Masawiro)
(March 3, 2017)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee gobalka Mudug ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa kaas oo u ka

(March 3, 2017)
Muqdisho:-Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxweynaha DFS Mudane. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Kulanka

(March 3, 2017)
Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Puntland ayaa tababar socday mudon 5 bilooad ah waxaa loogu soo gabagabeeeyey Xarunta Ciidanka ee Badda [PMPF] waxaan ciidanka tababatka loo soo xiray ay noq

(March 2, 2017)
Muqdisho:-Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cum

(March 1, 2017)
Boosaaso:-Waxaa Magaalada Boosaaso Ee Xarunta gobalka Bari Lagu Soo Bandhigay qaar ka mid ah dhalinyaro ka tirsan sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka Sirdoonka ee PIS iyo kuwa Booliska kooxda Al-S

(March 1, 2017)
Muqdisho:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa magaalada muqdisho kaga qab galay shirlooga hadlayey abaaraha baaxadaleh ee ka jira guud ahaan Soomaaliy

(March 1, 2017)
Muqdisho:-Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansaixiyey Ra'iisul wasaaraha cusub ee JFS Xassan Kheyre waxaan codka kalsoonida siiyey xildhibaano dhan 231 xildh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|