Puntland oo soo Bandhigay Kooxo Amniyaadka Al Shabaab ah oo dilalk ka geystay Boosaaso

March 1, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa Magaalada Boosaaso Ee Xarunta gobalka Bari  Lagu Soo Bandhigay qaar ka mid ah dhalinyaro ka tirsan sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka Sirdoonka ee PIS iyo kuwa Booliska kooxda Al-Shabaab kuwaas oo dilal ka geystay magaalada Boosaaso.

Mid Ka Mida Dhalinyaradii Ka Dambeysay Dilalkii Qorsheysnaa ayaa si faahfaahsan uga waramay qaabka ay dilalka u fuliyeen iyo cida maalgalisay .

Maamulka Gobalka Bari Iyo Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa sheegay in dhamaan dhagarqabayaasha ka tirsan kooxaha Amniyaadka Al Shabaab  ee dilalka ka fuliyey Boosaaso ay ku jiraan gacanta dowlada ayna maxkamada Darajada koowaad ay dil ku xukunta.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online