Taliyaha Saldhigga bartamaha ee Boosaaso oo waraysi siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]
(April 4, 2017)
Boosaaso:-Taliyaha Saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Yuusuf Axmed Ciise, oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu ka warbixiyey xaalada maxaabiista ku x
Wareegto lagu badbaadinayo Afka-Soomaaliga oo ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha JFS
(April 4, 2017)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha Dowladdda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa waxaa ka soo baxday wareegto lagu xoojinayo laguna badbaadinayo Afka- Soomaaliga waxaan wareegtadaan la
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Safar Shaqo U Aaday Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.[Masawiro]
(April 4, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaami nayo ayaa maanta 04 April 2017 safar shaqo u aadey dalka isutaga Imaaraadka carabta. Madaxweynaha
Al-shabaab oo dib u qabsaday degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.[Dhagayso]
(April 3, 2017)
Ceelbuur:-Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta dib u qabsaday degmada Ceelbuur ee gobolka Gal-gaduud, kadib markii ay degmada isaga baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa taageer san dowladda Federaal
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda kula wareegay Gawaari.[Masawiro]
(April 3, 2017)
Kismaayo:-Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/Sare Maxamed Adam Jimcaale Koofi ayaa maanta magaalada Kismaayo kula wareegay Gawaari luugu talagalay in lagu ilaaliyo Xadu
Tacsi, Danjire Nuur Faarax Xirsi Allah u naxariistee
(April 3, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf Garaad Omar, Wasiiru dowlaha H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi, Wasiir
Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Turkiga (Masawiro)
(April 2, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed C
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud iyo Agaasimayaal waaxeedo
(April 2, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.44 ee April 02 2017 kuna saabsan magcaabid Agaasime Guud, Kuxigeen Agaasime G
Muxaadaradii Sh C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey magaalada Malmo (Dhageyso)
(April 1, 2017)
Malmö:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro gaar u ahayd dumarka oo uu Sheekh C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey magaalada Malmo wuxuu cinwaan uga dhigay Xadiiskii Rasuulkeena CSW " كلكم راع،
Warbixin ku saabsan Waxqabadkii Gudiga Gurmadka Abaaraha ee dalka Kenya 2017.[ Video]
(April 1, 2017)
Nairobi:-Waa Warbixin ku saabsan Waxqabadkii Gudiga Gurmadka Abaaraha ee dalka Kenya Alle waxaa uga baryeynaa Culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya in Ajar ka siiyo dadaalka ay u galeen in ay g

« Previous PageNext Page »