Culumada Soomaaliyed oo Bayaan ka soo saaray xadgudubyadda Yahuudu ku hayaan Shacabka reer Falastiin.[Masawiro]

July 24, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Kulankaan oo ay iskugu yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ku Cambaareeyeen dhibaatooyinka iyo xadgudbyada baahsan oo ciidanka Israil ay ku ahayaan shacabka reer Falastiin oo ay dalkooda xoogga ku haystaan. Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa laga xumaado ku tilmaamtay in dowladda Islaamka iyo Madaxooda ay ka aamusaan xadugudbka ay Ciidanka Israil ay shacabka reer Falastiin ay uga hor istaageen in ay ku cibaadaystaan Masjidka barakaysan ee Al- Aqsa laguna dhibaateeyo shacabka aan waxba galabsan ee reer Falastiin.

Hoos ka akhri bayaanka culimada Soomaaliyeed ay ka soo saareen xadgudubka Israil ku hayso shacabka reer Falastiin

 

Guddoomiyaha ha’yadda culimada Soomaaliyeed Sh,Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu akhriyay bayaanka ay ka soo saareen hay’adda culimada Soomaaliyeed dhibaatooyinka Yahuudda ay ku hayaan muslimiinta reer Falastiin iyo masjidka barakeysan ee Al-Aqso, waxaan culimadu ay bogaadiyeen shacabka reer Falastiin ee ka dhiidhiyey xadgudbka ay Yahuudu ka wadan dhulka Falastiin.

Hoos ka Daawo bayaanka Guddoomiyaha ha’yadda culimada Soomaaliyeed Sh,Bashiir Axmed Salaad

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online