Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf Waan la Hadlaynaa Ahlu-Sunna.[Dhagayso]
July 1, 2017 - Written by EditorNairobi:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in ururka Ahlu-Sunno ee Dhuusamareeb ka taliya uu la galo wadahadallo lagu xaliyo khilaafka ka dhex-taagan. Xaaf ayaa rajo ka muujiyay in labada bilood ee soo socda ay dhammeyn doonaan khilaafka labada dhinac ka dhex-taagan.
Hoos ka Dhagayso Weriyaheena Sahra Cabdi ayaa madaxweyne Xaaf ku wareysatay khadka taleefonka ee Nairobi.
Source: VOA