Ogeysiis Qandaraas Bixin Dhismo Goob Ganacsi Ee VALUE CITY (Akhriso)
(July 18, 2017)
Waxaa la wargelinayaa bulshadda Soomaaliyeed ee ku nool Dibedda iyo Guddaha ba in la bixin doono Qandaraas dhismo iyo dib u habeyn goob loo qorsheeyey Shopping Mall, School, and Recreational Cente
Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go,aanka baarlamanku ku kala direy Golaha Wasiirada (Dhageyso)
(July 18, 2017)
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” ayaa aqbalay go,aankii maanta baarlamanka Puntland ku kala direy golllaha xukuumada ee Puntland , wuxuuna sheegay in go,aanka baarlamaan
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo Kalsoonida Kala Noqdey Xukuumada Puntland
(July 18, 2017)
Garoowe:-War hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ayaa sheegay in kalafadhigii maanta ay yeesheen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ay rideen Golihii wasiirada ee Madax weyne dowladda Puntlan
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Tababar Ugu Soo Xidhay Saraakiil Ciidan oo Ka Kala Socdey Puntland, DFS iyo Maamuladda Kale Ee Dalka.
(July 17, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xidhay magaalada Garoowe ciidan tiradoodu dhantahay 39 askari, kuwaas oo ka kala socdey Puntland,
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, kalana hadlay arimo muhiim ah.[Masawiro]
(July 17, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya waxuuna kula kul
Wasiir Xoosh “Safar hawleedkii aan ku tagnay Cadaado waxa uu ku soo dhamaaday guul”.[Masawiro]
(July 16, 2017)
Cadaado:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay safarkii wafdi uu hogaaminayay ay ku tageen magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee dawlad gobole
Waa Barmaamij gar ah oo Tv-ga SBC ka diyaariyey Dooxada Dharoor ee Gobolka Bari
(July 15, 2017)
Dharoor:-Waa Barmaamij gar ah oo Tv-ga SBC ka diyaariyey Dooxada ugu weyn Soomaaliya ee la yiraahdo Dooxada Dharoor, Dooxadda Dharoor ayaa waxaa ay caan ku ahayd in ay ahyd goob saldhig u ahayd Boqor
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacayo Kaga Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Fiqi Bashiir Cabdulle Cismaan.[Masawiro]
(July 15, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 July 2017 magaalada Gaalkacayo kaga qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Fiqi Bashiir Cabdulle Cismaan oo horaant
Duruus iyo Muxaadaraad lagu qabanaayo Masjidka Abubakar Seattle WA.[Masawiro]
(July 14, 2017)
Seattle:-Dhamaan Jaaliyada soomaalida ah ee ku nool Magaalada Seattle WA. Waxaa lagu wargalinayaanIn Masajidka Abubakar Seattle uu idiin soo diyaariyay maxaadaraad iyo duruus todobaadkan Fadlan ka faa
Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo Wafdigii la socday oo qado sharaf loogu sameeyey duleedka Kismaayo.[Masawiro]
(July 14, 2017)
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dawlad Gobolleed

« Previous PageNext Page »