Wasiir Xoosh iyo wafdi uu hogaaminayo oo la kulmay Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Jubbaland.[Masawiro]
(July 23, 2017)
Kismaayo:-Wafidi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa ay la kulmeen Madax weynaha Dawlad Goboleedka Jubbal
Al Minhaaj iyo Wasaarada Cadaalada oo Soo Dhaweeyey Ardaydii Puntland Uga qayb gashay Tartanka Qur’aanka (Masawiro)
(July 23, 2017)
Mu’asasada AlMinhaaj iyo Wasaarada Cadaalada ayaa soo dhaweyn u sameeyey oArdaydii Puntland Uga qayb gashay Tartanka Qur’aankaee lagu qabtay magaalada Muqdisho ,Soo dhawayntaan oo ahayd mid balaar
114 Maxaabiis oo laga soo daayay Xabsiga ku yaal Ethiopia oo Muqdisho gaaray.[Masawiro]
(July 22, 2017)
Muqdisho:-Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa caawa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo da
Arday ka soo qayb gashay Tartan Quraan oo ka dhacay Muqdisho oo lagu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]
(July 22, 2017)
Garoowe:- Masuuliyiin ka socda Al-minhaaj iyo wasaaradda Cadaalada Puntland ayaa soo dhawayn balaadhan u sameeyey Ardaydii Puntland uga qayb gashay Tartanka Qur’aanka Soomaaliya. waxaan xafladaan ka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Kismaayo.[Masawiro]
(July 21, 2017)
Kismaayo:-Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda
Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga hadlay Arrimo Muhiima
(July 20, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga hadlay Arrimo Muhiima [ngg_images source="galleries" container_ids="2245" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_th
Guddoomiyaha degmada Xudur ”Roobow oo Diiday Codsi uga Yimid Al-Shabaab”.[Dhagayso]
(July 20, 2017)
Xudur:-Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray. Abu
Dagaalo Khasaaro geystay oo ka socda gobalka Galgaduud (Dhageyso)
(July 20, 2017)
Galgaduud:-Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka sccdo degaanka Xaraale ee gobolka Galgaduud waxaana dagaalka uu u dhexeeyaa dadka deegaanka iyo kooxda Suufiyada ee
Nadwadii ka socotay Magaalada Carmo oo la soo gabagabeeyey (Baaq+Masawiro)
(July 19, 2017)
Waxaa magaalada Carmo lagu soo afmeeray nadwo cilmiyeed ku saabsanayd midnimada ummada, nadwadaas oo ay soo qabanqaabisey mu’asasada Al minhaaj ee dacwada iyo horumarinta faraca gobolka ayaa socotay
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Kulan Layeeshay Madaxa Hay’adda INSO Soomaaliya Iyo Madaxa Hay’adda UNSOM Puntland.[Masawiro]
(July 19, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 July 2017 Qasriga madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Madaxa hay’adda INSO ( international NGO safety Organization

« Previous PageNext Page »