
(October 15, 2017)
Garoowe:-Culimada Soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Garowe ayaa si kulul uga hadlay Qarixii Kadhacay Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Soobe. Sh Maxamuud Xaaji Yusuf ayaa waxaa u tacsi u diray

(October 15, 2017)
Waxaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho banaanbax looga soo horjeedo gumaadkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Zoope waxaana qaraxa ku dhintay in ka badan 240 qof halka dhaa

(October 15, 2017)
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka tacsi u dirtay dhammaan ummadda Soomaaliyeed xukuumad iyo shacab musiibadii qaran ee shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, ka dib markii qar

(October 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxamuud ka jeediyey mutmarka dhalinyarada ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiya. Sheekh Dr Cabdinuur 

(October 15, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku booqday cisbataalka Ordogaan dadkii rayidka ahaa ee ku dhawaacmay qaraxii argagixisada ahaa ee la

(October 15, 2017)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho kaas lagu gumaaday boqolaal ka mid ah s

(October 15, 2017)
Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa booqday isbitaalka Madiina si uu tacsida iyo dhibaatadii dhacday ula qaybsado Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey Xasuuqii ka dhacay Isgoyska Zoobe.(Akhriso+Video)
(October 15, 2017)
Cadaado:-Maamulka Galmudug ayaa si kulul u cambaareereyey xasuuqii shalay loo geystay dadka shacabka ahaa ee ku sugnaa Isgoyska Zoobe waxayna tacsi u direen ehelada Dadkii ku dhintay qaraxa . Hoos Turkiga oo Gargaar Direya Iyo Beesha Caalamka oo Cambaareysay Qaraxii Muqdisho
(October 15, 2017)
Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerarkii shalay dadka rayidka ah lagu laayay, waxaanay tacsi u dirtay dowladda, shacabka, ehellada iyo qaraabada dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay Madaxweynaha Puntland oo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.
(October 15, 2017)
Boosaaso:-Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-121 October, 15, 2017 Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaal
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|