Boqor Burhaan Boqor Muuse oo baaq ka soo saarey gurmadka qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.[Video]

October 18, 2017 - Written by Editor

Qardho:-Boqor burhaan boqor muuse ayaa umada soomaaliyeed ugu baaqay inay u gargaaraan walaalahooda dhibaatada kasoo gaadhay Qarxi Zoobe. Boqorka wuxuu sidoo kale u mahad celiyay intii ka qayb-qaadatay gurmadka oo ay ugu horeeyaan shacabka, Maamulada iyo dowladihii soo gurmaday wuxuna ugu dambayn ku baaqay Roob doon Caam ah.
Hoos ka Daawo Boqor Burhaan oo baaq ka soo saarey gurmadka qaraxii Muqdisho ka dhacay

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online