Furitaankii shirka kismaayo Ee Madaxda Dawladaha xubnaha ka ah DFS (Daawo)
October 9, 2017 - Written by EditorKismaayo:-Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka oo caawa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka J/land waxaana shirka Furay Madaxweynaha J/land Axmed Maxamed Islaaan (Axmed Madoobe).
Madaxweynaha J/land Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirka uusan aheyn mid lagu carqaladeynayo DFS balse uu ujeedkiisa uu yahay in wixii mugdi ah ee soo kala dhex galada Madaxda dowladgobaleedyada iyo DFS loo xalin lahaa.
Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka ee caawa ka furmay magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga jeediyey khudbado kala duwan.
Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Jland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe)
Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas
Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aden.
Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare
Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.
Cabdi Yare
Kismaayo