Jeneraal Maxamed Abshir Muse oo ku geeriyooday dalka Maraykanka

October 26, 2017 - Written by Editor

Minneapolis:-Allaha u naxarariistee, waxaa shalay Magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo ka mid ahaa Sarakiishii Ciidanka Booliska Soomaaliaya ugu horeeyey aadna looga yaqaanay dalka Soomaaliya. Allaha u naxaristee Jeneraal Maxamed Abshir Muuse ayaa waxaa uu noqday Taliyihii ugu horeeyay Ee Ciidamada Booliska Soomaaliya wuxuuna ahaan Saraakisha dalka dibadiisa wax ku soo bartay in badan u soo shaqeeya dowladdii Soomaaliya .

Allaha u naxaristee Jeneraal Maxamed Abshir Muuse ayaa mudo 10 sano ah waxaa xiray dowladii uu Madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Bare isagoo ka mid ahaa siyaasiyiin iyo Sarakiil caan ah oo in mudo ah xirnaa.

Mamulka Halgan.net waxaan uga tacsiyey naynaa umada Somaaliyeed iyo eheladii , qoyskii u ka geeriyooda geerida Jeneraal Maxamed Abshir Muuse in uu sabar iyo iimaan ka siiyo isagna uu naxaristii Eebe siiyo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online