Madaxweynaha Galmudug oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay deegaanada Galmudug.

October 1, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray Xaalada Deg Deg ah taasi oo ku aadan Deeganada Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf ayaa amaray in ciidamada Ammaanka iay gutaan Waajibaadkooda waxaana wili xiisad ka jirtaa magaalada Cadaado iyada oo lagu arkayo ciidamo kala duwan kuwaas oo kala taageersan Madaxada Maamulka Galmudug.

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online