Nadwo ka socota Burco habeenkii 3aad Halgan web Tv Station Broadcasting Live (Dhamaad )
October 13, 2017 - Written by EditorWaxaa idiin soo gudbin doonaa nadwo cilmiyeed ka socota magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer Nadwo cilmiyeed halku dhigeedu ahaa (Wada jir aynu u sumeyno Umadd Isku Duuban) waxaana Nadwada lagu qabtay Masaajidka Xaaji Cabdin Cawad (indha-deero).
Nadwada ayaa waxaa soo qabanqaabisey Mu’assasada Al-Karam ee Faafinta iyo kor u Qaadidda Dacwada Faraca Burco.
Nadwadani waxay socon doontaa Saddex Habeen, Habeenka khamiista ilaa habeenka Sabtida.
Nadwada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah .
1- Sheekh Maxamed Shukri Xasan
2-Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali
3-Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame.
Waxaa caawa jeedin doona muxaadarada koowaad Sheekh Dr: Xasan Sheekh Cali Warsame.
Nadwada ka socota magaalada Burco ayaa caawa waxaa ka qeyb galeysa madaxadii axsaabta siyaasada ee Somaliland.
Hoos Live uga Daawo Nadawada Cilmiyeedka ka socota magaalada Burco Masjidka Masaajidka Xaaji Cabdin Cawad (indha-deero).
Halgan.net
Burco