Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay qaraxii Isgoyska Zoobe ee Muqdisho.[Dhagayso]

October 18, 2017 - Written by Editor

Roma:-Madxweynaha Soomaaliya oo galabta la hadlayay banaanbaxayaal isugu soo baxay magaalada Muqdisho ayaa dhinaca kale fariin u diray siyaasiyiin uu sheegay inay dalal shisheeye xiriir la leeyihiin. Fariintaas ayaa madaxweynaha waxa uu ku yiri “waxaa la joogaa waqtigii aan siyaasadda meel iska dhigi laheyn oo aan gacmaha isqabsan laheyn.” Inkastoo uusan madaxweynaha carabaabin magac, hadana fariintaasi ayaa loo turjuntay inay ku socoto siyaasiyiinta ay dowladdu isku hayaan mowqifka dhexdhexaadnimo ee ay ka qaadatay Khilaafka wadamada Khaliijka Carabta.

Siyaasiyiintaa waxaa ka mid ah Ra’iisul wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. Wariyehenna Maxamed Colaad Xassan ayuu khadka taleefanka ee dalka Talyaaniga ugu waramay, isagoo ugu horeyn ka hadlay qaraxa Muqdisho.

Hoos ka Dhagayso Wareysi idaacadda VOA la yeelatay ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya Dr.Cumar Cabdirashiid.

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online