![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/29831322_1238216406308788_100359064_o.jpg)
(March 31, 2018)
Berbera:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Ahlu Khayrka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in ay ka qeybqaataan Dhismaha Masjidka iyo Machadu Berbera Ee Barashada Culuumta Shareecada iyo Luqada Ca
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/19030420_1526209927488439_5818310343390123786_n.jpg)
(March 31, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse Saciid oo ku geeriyaaday xalay dalka Ingeriiska ga Madaxweyne JFS oo Hakiyay Mooshinkii Baarlamaanka ee la sugayey maanta
(March 31, 2018)
Muqdisho:-Waxaa maanta baaqday kulan ay mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku dhageysan lahaayeen mooshin kadhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ka dib codsi Madaxweynaha Puntland oo Aqbalay Iscasilaadii Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan(Akhriso)
(March 31, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Gaas ayaa aqbalay iscasilaada taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan, kaasoo oo bartamihii bishaan u gud
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/29595191_1580223988757612_8742977452491565775_n.jpg)
(March 29, 2018)
Boosaaso:-Diyaarada Duulimadaka ee Air Djibouti ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah uga bilowday duulimadkeedii ugu horeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari. Diyaarada Du
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/29542928_2035500563331728_1218201959063088137_n.jpg)
(March 29, 2018)
Garoowe:-Waxaa caawa salaadii cishe ka dib ay dablay hubaysan dhac u geystay gaarigii Sh.Maxamuud Xaaji Yusuf oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee ku nool Garoowe xili uu ku socday gaarigiisa. Sheekh.Ma Shirkii Golaha wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimo muhiim ah
(March 29, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2610" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka noqday mooshinkii Jawaari.[Video]
(March 29, 2018)
Muqdisho:-Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo sheegay in tiradoodu ay tahay 100 Xildhibaan ayaa sheegay in ay ka noqdeen mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari, taas
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/Talis-816x459.jpg)
(March 28, 2018)
Boosaaso:-Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin Yusuf Xuseen oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadlay dilal kale duwan oo ka dhacay Boosaaso waxaan uu amaro
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/3-1.jpg)
(March 27, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo S
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|