Hay’ada Haro Oo Ceel Biyood Ka hirgalisay Tuulada Tuur oo ka tirsan Degmada Eyl (Masawiro)

March 26, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Hay’ada haro Xafiiskeeda Puntland ayaa kahirgaliyay Ceel gacmeed Tuulada tuur oo kamid ah tuulooyinka hoosyimaada Degmada Eyl Ceelkaan ayaa imaanaya Xili Bulshada kunool Deegaankaas ay baahi wayn uqabeen sidii ay u heli lahaayeen Ceel ay kacabaan maadaama aysan Tuuladu lahayn Baraago Meesha kaliya ee ay kacabaan na ay tahay Ceel ay wadaagaan iyaga  Xoolaha ladhaqdo.

Dadka ku nool deegaan ka ayaa soo dhaweeyay Ceelkaan waxayna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin maadaama ay meesha kabaxday  Caafimaad Xumadii kadhalan jirtay wada isticmaalka  ceelkii hore ee iyaga xoolaha la dhaqo.

Dhankakale ceelku waxaa uu imaanayaa Xili ay jirto abaar taas oo dadku aysan awoodin in ay meel fog kasoo dhaan sadaan biyaha.

Ugu danbayntii Bulshada deegaanka ayaa Uduceeyay Dadkii lasoo Baxay Deeqdaan iyo Hay’ada Haro oo soogaarsiisay.

Halgan.net
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online