![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/unnamed-1-10.jpg)
(March 22, 2018)
Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshiisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Door
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/2-2.jpg)
(March 21, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid noqoneysa Ciidanka Asluubta ayaa sheegay in dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciid Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida R/Wasaarihii hore ee Jabuuti
(March 20, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/deyr1.jpeg)
(March 19, 2018)
Garoowe:-Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto. Deyr Xaaji Cabdi ayaa warqad is-casilaad ah u gudbiyay madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxammed Cali (Gaas). S/Guuto Deyr Xaaj
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/BAF6D712-8B7C-49A2-A27E-359CE5DE14FA_w1023_r1_s.jpg)
(March 19, 2018)
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo waday oo moshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa mar kale ku celiyey baaq ay soo jeediyeen oo ahaa inuu is casilo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Gudoomiye Jawaari oo Aqbalay Mooshinkii laga keenay kuna baaqay in cod lagu geliyo (Daawo)
(March 18, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxammed Sh. Cismaan(Jawaari) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu qablay mooshinkii laga keenay wuxuuna ku baaqay in cod la
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/ciidamada-PSF.jpg)
(March 17, 2018)
Boosaaso:- Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran ayaa waxay soo geba gebeeyeen hawlgallo dagaal oo ka dhan ah ururka Al Shabaab oo ay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay (14-16
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/shbashiir.jpg)
(March 17, 2018)
Muqdisho:-Hay’adda culumada soomaaliyeed ayaa maanta Bayaan ka soo saartay Khilaafka Siyaasadeed ee ka curtay Madaxada DFS waxaana uu Khilaafku si gaara uga dhexeeyaa Raisulwasaaraha DFS iyo Gudoomi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/2.jpg)
(March 16, 2018)
Kismaayo:-Kulanka maanta waxaa lagaga hadlay biyo la’aan ka jirta Degmada Afmadow iyo deegano kale oo katirsan Jubbaland waxaana golahu uu warbixin ka dhagaystay xubno katirsan Xukuumada oo maalmahi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/IMG_3254-800x455.jpg)
(March 15, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Ka Qabsoomey Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|