![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/31542891_1697037887047349_3980832696480825344_o.jpg)
(April 30, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa sheegay in xaalad bini-aadamnimo oo aad u daran ay ka jirto Tacsi:Maxamuud Geelle Cumar oo dalka Denmark ku Geeriyooday.
(April 30, 2018)
Denmark:- Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, Maxamuud Geelle Cumar ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee xarunta Denmark.Adeer Maxamuud Geelle Cumar ayaa Xanuunsanaa isb
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/mursal.png)
(April 30, 2018)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka ee DFS ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka waxayna u doorteen Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horey u ahaa wasiirka G/dhiga ee DFS doorashada ayaa k
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/IMG-20180429-WA0048.jpg)
(April 29, 2018)
Xarfo:-Waxaa degmada Xarfo ee gobolka Mudug laga dhagaxdhigay hoyga waxbarashada wiilasha ee Muxammad Al-Faatix. Hoygan ayaa si siman loogu baranayaa aqoonta diiniga iyo tan maaddigaba, loona qorsheey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/wasir-348x170.jpg)
(April 29, 2018)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Diinta & Arrimaha dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib oo kulan la qadatay Culima-diinka & Shirkadaha Ganacsiga ayaa waxaa ay ka wada hadleen arrimaha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/IMG-20180429-WA0026.jpg)
(April 29, 2018)
Garoowe:-Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida Alle siiyey bisha barakaysan ee Ramadan, dhammaan dadka jecel in ay afuriyaan walaalahooda a Sooman ,oo aan haysan waxay ku afuran &nb Qarax lagu dilay Saraakiil ciidan iyo askar oo ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.[Dhagayso]
(April 28, 2018)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Gaalakacyo ee xarunta Gobolka Mudug qarax is miidaamin ah oo uu fuliyey qof naftii halige ah waxaan uu ka qarax uu la beegsaday Saraakiil ka tirsan Ciid
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/ogeysiis.jpg)
(April 27, 2018)
Dhamaan Jaaliyada ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan magaalooyinka Mataanaha ah, waxaa loogu bishaaraynayaa Muxaadaro ku saabsan soo dhawaynta bisha barakaysan ee ramadaan, maalinta sabtida ah oo bis
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/IMG-20160805-WA0002.jpg)
(April 27, 2018)
Finland:-Waxaa sannad walba marka munsabadda Ramadaanku soo dhawaado aad la isugu diraa xadiit h Nabiga NNKH loo tiirinaayo , kaasoo la leeyahay qofkii ugu bishaareeya Ramadaanka qof kale naartuu ka b
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/04/Gaas-740x494-1.jpg)
(April 27, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta warbaahinta caalamka kula hadlay wadanka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa uu ku celiyey in dalka Soomaaliya uusan ka maarmin
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|