
(August 31, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping.Wadahadallani waxa ay ho

(August 29, 2018)
Idaacadda VOA waxaa la soo xiriiray Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed oo horey u ahaan jiray taliye ku xigeenka hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA, xilkaasi oo dhowaan laga joojiyey marki

(August 29, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar waxaa ay maanta ugu baxeen dalka Shiinaha, wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid

(August 29, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiin

(August 28, 2018)
Cadaado:-Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS iyo wasaaradda dastuurka iyo Dib-u-Heshiisiinta Gal-Mudug oo lagu baranayay waxbarashada

(August 27, 2018)
Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsi u taxaabay madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar (Cabdi Iley). Sida ay Baahisay Warbaahinta dalka Itoobi

(August 27, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 August 2018 waxaa booqasho iyo salaan ugu tegay Beeldaajiyaha Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaj Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).
(August 25, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA). Xeer

(August 24, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madax weynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, xeerka ma

(August 24, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaal
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|