Mukhtaar Roobaw Abuu Mansuur oo Ku Dhawaaqay Inuu Musharax Madaxweynaha K/Galbeed.
(October 4, 2018)
Baydhabo:-Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha ma