Laba Milyan Oo Doollar Oo loo Diyaariyay Fulinta Qorshayaasha Ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan
(October 11, 2018)
Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo La Kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga
(October 11, 2018)
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khaye, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sucuudiga ayaa la kulmay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mohammed
Cabdalla Cabdalla oo ka jawaabay xil ka qaadistiisa (Dhageyso)
(October 11, 2018)
Dhowaan waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada aad u hadal hayeen xil ka xayuubintii taliye ku xigeenkii hore ee hay'adda Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya (NISA), Cabdalla Cabdalla, oo bishii September
War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee ka dhacay Garoowe
(October 11, 2018)
Garoowe:-War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Garowe, S