Ergo ku baxday Dagaalka Koonfurta Gobolka Sool.[Dhagayso]
(October 28, 2018)
Garoowe:-Waxaa deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool gaaray ergooyin ka tagay magaalooyinka Laascaanood, Garoowe, iyo Buuhoodle si loo kala qaboojiyo labada beelood ee ay coladda u dhaxeyso Ga
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland
(October 28, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
(October 28, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 magcaabay Taliayaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr.158 Oct